Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye ku Xigeenka Degmada Guriceel Shafici Jamaac Abdi, Xog-hayaha Doowladda hoose Bashiir Maxammad Salaad iyo Taliyaha Boliiska Degmada Guriceel Gashaanle Gallad Muxummad Qayliye iyo qaar ka mid ah xildhibaannada golaha deegaanka oo ka jawaabaya cabasho ka timid bulshada deegaanka Afrax Muuse ayaa gaaray deegaankaas.
Madaxdan ayaa dadka deegaanka ka dhagaystay war-bixin ku saabsan cabashada ay qabaan ka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa