Maamulka Degmada Gaalkacyo oo Wada Ololaha Buufinta kaneecada.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo Galmudug ayaa Wada Ololaha Buufinta iyo Ka Hortagga Kaneecada. Ololahan oo lagu buufinayo meelaha biyamareenada iyo goobaha qashinku yaala ayaa laga sameynayaa xaafadaha iyo deegaanada u Dhow Galkacyo.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa