Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Musaasabad kooban oo lagu qabtay xaruunta dowladda hoose ee degmada galakcyo ayaa Kusimaha duqa degmada galkacyo injineer maxamed cabdi cilmi uu ugu wareejiyay agab ciyaareed bahda ciyaaraha ee degmadaasi.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa