Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka degmada doolow iyo xildhibaanka degaanka ku matala golaha wakiilada jubaland ayaa kormeeray xeryaha barakacayaasha si loo qiimeeyo qasaaraha ay ka geesteen daadadkii ka dhashay roobka guga ee ka da’ay Degmada doolow iyo deganada hoos yimaada.
Guddoomiyaha Barakacayaasha jubaland ee degmada doolow nuur siraad oo warbahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay kormeerka ay saameeyeen.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa