Maamulka Degmada Diinsoor Oo dib u Furey Wado Maristeeda Mudo Bulshada ka xirneyd.

0
164

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa dib lo furey wadada weyn ee isku xirta gudaha iyo Airportka Degmada Diinsoor taasoo maisteeda muhiim u tahay isu Socodka Dadka iyo gaadiidka,Balse ay xirneyd mudo ku dhow Taban sano.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa