Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Axmed Aaden Cabdi oo Booqasho kormeer ah ku Tagay Garoonka Ciyaaraha Degmada, si uu u soo qiimeeyo baahida loo qabo Dayactir Ballaaran oo lagu sameeyo Garoonka oo Burbursan mudo ka badan Sodon iyo Shan sano kaasi oo ay baahi badan u qabaan Dhalinyarada Ciyaartoyda Degmada.
Maamulka Degmada Diinsoor ayaa wada dadaalo lagu horumarinayo adeegyada Bulshada, gaar ahaan dhismaha iyo dib-u-habaynta xarumaha muhiimka ah ee dhalinyaradu ku nasato una adeegta horumarka isboortiga Deegaanka si kor loogu qaado dhiiri gelinta Dhalinyarada.
Khada Axmed Salaan.ayaa fah-faahineya