Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-kadib kulan ay soo agaasimen madaxda sare ee Magaalada dhusamareeb ee caasimada Dowlad Goboledka Galmudug ayana kaso qeybgaleen masuuliyiin iskugu jirta labada heer ee Dowlad Goboledka Galmudug waxa ay jaaliyada ku dhaqan dalka dhibadhiisa ee kaso jeeda deganada kala dagiisan ee Dowlad Goboledka Galmudug ka codsadeen in ay qeyb ka noqdaan horumariinta caasimada iyo deeganada hoos yimada islamarkana ay diib ugu soo labtaan Magaalada dhusamareeb.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa