Maamulka Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay Khasaaraha ka dhashay Roobabkii ka Da’ay Degmada

0
107

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili Saacadihii la soo dhaafay Roobab xoggan ay da’een Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa u saameyno kala duwan ku yeeshay Dadka danyarta ah iyadoo xaafadaha qaar Dadkii daganaa ay ka qaxeen
ayaa waxaa Warbaahinta la hadlay Guddoomiyaha Degmada Dhoobley oo fah-faahin Khasaaraha ka dhashay Roobabkii ka da’ay Degmada.

waxaa uu sido kale Guddoomiyahu Sheegay in ay ku holan yihiin sidii ay u sameyn lahaayeen meelo ay biyihu ka baxaan si hadii ay Roobab kale da’aan khasaaruhu uuna intaa uga sii badan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya