Maamulka Degmada Dhoobley oo daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad

0
76

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili Iskuulada ku yaala Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland maanta looga fariistay Imtixaanka fasalka 8-aad oo ay qaadeyso Wasaarada Waxbarashada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Degmada Dhoobley waxaa ka bilaabmay Imtixaanka fasalka 8-aad.

Gudomiyaha Degmada Dhoobley Xasan Cabdi Xaashi ayaa furay Imtixaanka islamarkaana Ardayda kula dardaarmay inay Imtixaanka natiija fiican ka keenaan.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya