Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-ka shaqeynta Nabada Horumarinteeda ayaa ah Masuuliyad wadareed ka dhaxeysa Dhammaan bulshada Qeybaheeda kala duwan, Magaalada Dhoobley ee ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa haatan ka jirta nabad iyo xasilooni taas oo ku timid iskaashiga iyo wada shaqeyn bulshada dhaxdeeda ah.
Guddomiye ku xigeenka Degmada Dhoobley Muqtaar Maxamed Xussen oo aan wareysi la yeelanay ayaa bulshada Magaalada Dhoobley ugu baaqay inay ka shaqeeyaan Horumarinta nabada.
Naxwo Axmed Kadye.ayaa fah-faahineysa