Maamulka Degmada Ceeldheer oo Lagu Wareejiyey Cagaf Loogu tala galay Horumarinta Deegaanka.

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Ceeldheer ee Gobolka gal-gaduud ayaa waxaa lagu wadaa Masharaci dhismo si loo bilo bilicida degmada iyo Dib u dayacatirka Wadooyinka degmada oo ku dhowaad mudo 10sano ah aan lagu sameyeynin dib u Habeyn taasi oo ay iska kaashaneyaan Gnacasatada ka soo jeed degmada iyo bulshadsa degaanka.

Waxaana munaasabada looga mahadelinaayey Ganacasatada Hormuudka u ah mashrucua dhismaha oiyo dib u dayactir lagu Wada Wadooyinka ka soo qeyb galey Maamulka degmada Gudoomiya Ku Xigeenka Gobolka Galgadud dhalinyaro Odayaasha dhaqanka iyo Masuuliyiin kale.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa