Maamulka Degmada Cadaado oo xarig jaray xarun ganacsi oo laga hirgeliyay Magaaladaas.

0
102

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa xariga ka jaray Xarun ganacsi oo dhowaan laga hirgeliyay Degmada Cadaado, Xaruntan ganacsi oo sida ka qayb-galayaasha munaasabaddu sheegeen adeegyo cusub kusoo kordhiay Cadaado ayaa sidoo kale xarig jarkeeda waxaa ka qayb-galay qaybo ka tirsan bulshada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya