Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Cadaado oo ay hogaaminayaan Guddoomiyaha Degmada Cadaado Faarax Diiriye Warsame Gudoomiye ku xigeenka, Xoghaya Dowlada Hoose iyo golaha Deegaanka ee Degmada Cadaado ayaa si wadajir ah u bilaabay qaadista canshuurta ganacsiyada Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud taas oo loogu talagalay in lagu hormariyo adeeyada bulshada.
Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaramaya