Maamulka Degmada Cadaado oo sheegay in dhibaato xooggan kuhayaan dad ajaanib ah oo si sharci darro ah dalka kusoo galay

0
119

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo bilihii lasoo dhaafay deegaanada kala gadisan ee dowlad goboleedka galmudug ay soo gaarayeen dad farabadan oo ajaanib ah oo si sharci darro ah dalka ku soo galay ayaa maamulka degmada cadaado waxaa ay sheegeen in dhibaatooyiin xoogan kala kulmeen dadka faraha badan ee ka soo galay xuduudaha dalka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa