Maamulka degmada Cadaado oo sheegay in aan la dhisan karin dhul aan sharci loo heysan.

0
151

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo waayadii danbe uu jiray is qabqabsi dhinaca dhulka ah iyo in wadooyinka lasoo galo gudaha Magaalada Cadaado ayaa Maamulka Degmada waxa uu kasoo saaray amaro.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya