Maamulka degmada Cadaado oo hay’adaha ugu baaqay in maamulka kusoo wargaliyaan shaqooyinka ay deegaanka kaqabanayaan.

0
122

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cabdiraxman cabdullahi sheekh cumar agaasimaha waaxda arimaha bulshada ee maamulka degmada cadaado ayaa ugu baaqay hay’adaha ka howl gala cadaado inay maamulka degmada ku soo wargeliyaan shaqooyiinka ay deegaanka ka hayaan kahor intay iska shaqeynin si maamulku uu taladiisa ugu biiriyo.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya