Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degamada Cadaado ayaa in ka badan 70 qoys oo xoolo dhaqato ah gaaryiisay agabka biyaha lagu kaysado.
Munaasabadda wxaaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda xanaanada xoolaha Galmudug iyo Hay’adda FOA oo agabkan ka caawiayay dad rer miyiga ah.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan inooga diyaarisay