Maamulka Degmada Buur-Hakaba Oo dalbadey Dhismaha Buundada Burburtey.

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Buundooyiin ku taala wadada Dheer ee isku xirta Magaalooyinka mugdisho iyo Baydhabo ayaa wada bur burey ka dib markii uu saameyey roobabkii dhawaan ka da’ay Gobolada dalka oo dhan.

Wadadan oo muhiim u ah isu socodka Ganacasatada iyo Bulshada ayaa waxaa Buundooyiinkan go’itaankooda hakad geliyeen Gawaari ku soo wajahanaa Magaalada Baydhabo.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya