Maamulka Degmada Berdaale Oo ku baaqey in gurmad lala soo gaaro dadka Barakacayaasha ah.

0
128

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Maamulka Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Maxamed Isaaq Xasan caracase ayaa ka hadley baahiyaha haysta dadka Barakacyaasha ah ee ku nool kaamamka ku yaala duleedka Degmada Bardaale.

Maxamed Isaaq Xasan Arcase Gudoomiyaha Degmada Bardaale ayaa Sido Kale ugu baaqey Hay’adaha Samafalka Gobolka iney gurmad Bani’aadanimo La Soo gaaraan dadka Barakaca ku ah Degmadaasi Oo Wajahaya Xaalad nololeed o aad u Liidata maadama lagu guda jira waqti robaad ayna iska imaan karaan Cuduro ay ka mid tahay malaariyada iyo kuwo kale.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya