Maamulka Degmada Baydhabo oo Mamnuucay In dib Loo dego Goobaha ay fadhiisteen Biyaha Roobka.

0
171

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib markii Magaalada Baydhabo todobaadkii hore ku soo rogmadey daadad xoog leh kaas oo saameeyey Bulshada Magaalada iyagoo kumanaan qoys ay guriyahooda ka barakeceen,iyadoo laga duulayo badqabka Bulshada ayay Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo Waxay Gabi ahaanba Mamnuucdey in Dib loo dego Goobihii dhawaan biyaha Sida xoogan u saameyeen kuwaas oo ilaa iyo hada biyaha fadhiyaan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa