Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magaalada Cabdullahi Cali Watiin ayaa Xarunta Dowlada Hoose ee Degmada ku so dhaweeyey Latiliyaasha Madaxweynaha Dowlada KG Wuxuuna ugu Warbixiyey Howlaha Maamulka Degmada Baydhabo iyo Qaabka ay u shaqeyaan.
Guddoomiyaha iyo Madxda ayaa Soo kor meerey Dhamaan Xafiisyada Guud ee Dowlada Hoose waxayna la kulmeen Agaasime Waaxeedyada Dowlada Hoose iyo Shaqaalaha Xafiisyada ka shaqeeya Latiliyaasha ayaa xog wareystey Madaxda iyo Shaqaalaha Xafiisyada ka shaqeeya waxayna ka dhageysteen Howlaha Maalinlaha ah ee Bulshada ay u haayaan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa