Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Maamulka Degmada Baydhabo oo horeyba u wadey horumarinta goobaha loogu adeego bulshada ayaa waxaa uu sii xoojiyey sidii wax looga qaban lahaa Dhismooyinka bur-bursan ee Magaalada Baydhabo.Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa warbixin inooga diyaariyey