Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mucaaweye Ibraahim Guddoomiye ku xigeenka Mamulka iyo Maaliyada Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay oo Shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada ayaa waxa uu kaga hadlay qaabka loo aruuriyo Dhaqaalaha ka soo Xaroodo Xaruumaha Ganacsiga ee Baydhabo.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinya