Maamulka Degmada Bardaale Oo ka digay In la furo Maqaayadaha Laga cunteeyo.

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib markii shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa Gudoomiyaha degmada berdaale Maxamed isxaaq Caracase ayaa uga hadlay Dadka masoomiyaasha ah oo isticmaala waxyalaha maanka dooriya ayadoo la soo manyahay qofkii ay laamaha Amniga soo qabtaana ay la kulmi doonaan xarig lix bilood ah

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale soo hadal qaadey in ay Mamnuuc tahay ka gancasiga Maqaayadaha inta lagu gudo jiro Bisha Ramadaan islanarkaana loo baahan yahay in dadku u hogaan samaan awaamiirta.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya