Maamulka Degmada Bardaale oo Hay’adaha kala hadlay Caawinta Bulshada Tabaaleysan.

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Bardaale Ee Gobolka Bay ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayey u gurmashada dadka Barakaca ku ah Degmada ee u dhaxeeyay Maamulka Degmada iyo Hay’adaha ka shaqeeya Arimaha Gargaarka iyo samafalka.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Gudoomiyaha degmada Bardaale oo ay wehlinayaan Gudoomiyaha Arimaha Bulshada, Xoghayaha Dowlada Hoosee ee Degmada Berdaale iyo Madaxa Barakacaayasha ee Degmada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa