Maamulka Degmada Baraawe oo kulan ku saabsan Amniga La qaatay Horjoogiyaasha Kaamamka Degmada

0
112

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha degmada baraawe ee caasimada maamulka koonfur Galbeed soomaliya ayaa waxaa uu kulan la qaatey gudoomiya Waaxiyada Ee degmada, gudoomiyaasha kaamamka barakacayaasha ee Degmada Iyo Xildhibaanada golaha degaanka ee degmada ,waxaana uu Ujeedka Kulanka ahaa mid looga arinsanaayey sidii loo xoojin lahaa Aamaanka Degmada. Maxamed Cali Samow