Maamulka Degmada Baraawe oo Hay’addaha ku booriyey Horumarinta Adeegyada Bulshada.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Baraawe ayaa waxaa dhowrkii sano ee la soo dhaafey laga Fuliyey Mashaariic lagu Horumarinayey Adeegyada Arimaha Bulshada sida dhinacyada Caafimaadka Waxbarashada Maamul Wanaaga Wacyigelinta Bulshada, Barnaamijka iyo Nabadeynta Shacabka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya