Maamulka Degmada Baladweyne oo shaaciyay tirada dadka ka barakacay fatahaadda.

0
60

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 600 oo kun oo ruux ayaa ka barakacay xaafaddaha Magaalada Baladweyne kadib markii ay sameeyeen daadad ka soo rogmaday webiga shabelle.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa