Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kormeerkaan oo uu hogaaminaayey Guddoomiyaha Degmada Baardheer Ee Gobolka Gedo ayna qeyb ka ahayeen Masuuliyiin ka socotey Wasaradda Arimaha Gudaha Fadaraalka iyo Dowlad Goboleedka Juballand ayaa ujeedkooda ahaa in ay soo indha indheyaan goobtii ay ka Burburtey Buunada weyn ee Degmada ayna mari jireen gawaari fara Badan oo u kala socodey Gobolada dalka.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya