Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maalmihii lasoo dhaafay waxaa degmada Afmadow si habsami leh uga socday howlaha ballaarinta iyo dayactirka wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada, kuwaas oo isku xira xaafadaha kala duwan.
Howshan ayaa ah mid ay si wadajir ah uga shaqeynayaan maamulka degmada iyo bulshada qaybahooda kala duwan, taasoo muujinaysa isku duubnida maamulka iyo shacabka Afmadow ay ku doonayaan in ku hormariyaan Wadooyinka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa