Maamulka Degaanka Ballicad oo codsadey in kaalmo lala soo gaaro Deegaankaasi.

0
138

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo dalka intii badan ay ka jirto abaar bahsan oo dalka sameeysa ayaa Dadka ku nool Degaanka Balicad oo Hoos yimaada Magaalada Dhuusmareeb ayaa baaq u diray Hay’addaha Samafalka,Mamulka Galmudug iyo cid kasta oo Deegaanka gar gar gaarsiin karta in gar gar bini’aadamnimo lagarsiiyo Deegaankaas.

Guddoomiyaha Deegaanka Balicad liiban Axmed Dhoore ayaa ka hadlay xaladda Deegaanka Balicad waxa uu sheegay inay Deegaanka aysan ka jirin xarumo caafimaad iyo waxbarasho toona.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya