Maamulka Deegaankan Dhoobley oo sheegay in ay soo dhawaynayaan Dadka ka Shaqynaya hormarka Ganacsi ee Dhoobley

0
282

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Deegaanka Dhoobley ee Gobalka Jubada Hoose ayaa ahaa wayadii danbe mid homar dhanwalbale ku talabsanayay taasi oo ay qeyb laxaadle ay kaqadanayeen Ganacsatada Deegaanka.
Guddoomiyaha Deegaanka oo wareysi siiyay warbaahinta Sanguuni ayaa shegay in soo dhaweynayaan cid walba oo ka qeyb qadaneysa hormarka Deegaanka ayana lagarab tagan yihiin wax walba oo karaan kooda ah.
Sido kale Guddoomiyaha ayaa shegay in ay horey dhul ugu wareejiyeen dad maalgashi sameynayay hadana ay diyaar uu yihiin in ay taageeraan cid kaste oo Deegaanka wax ku soo kordhineysa.
Si kastaba ha ahaate Magaalada Dhoobley ayaa sanooyiinkii danbee sameyneysay koriin xogan taasi oo ay kula tartameyso maagaaloyinka kale ee Dalkeena.

Xasan Maxamed Cabdullahi ayaa warbixin umuurahaas ku saabsan inoo haya