Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Yoontooy waxaa uu 25KM dhanka waqooyi ka xigaa Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ku nool dad u badan Beeralay iyo xoolo dhaqato.
Deegaankan waxaa ka jira baahiyo aas aasi ah kuwaas oo ay ka mid yihiin adeegyada Caafimaadka,wadooyinka iyo baahiyo kale.
Khadar Axmed Salaaan.ayaa warbixintan ku eegaya