Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Shabeeley oo qiyaastii 30KM dhanka Galbeed kaga Beegan Magalada Kismaayo ayaa waxa ka Jira Xaalado Adag oo Dhanka Nolasha ah Haba ugu Daraato Biyo La’aan Baahsan oo ka Jirta Deegaankaas.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa