Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka deegaanka Mareergur ayaa soo saaray amarro cusub oo la xiriira goobaha ganacsiga ee ku fiday waddooyinka iyo falalka ciyaal weerada.
Sidoo kale, Maamulka ayaa digniin adag u diray dadka ugaarsada duurjoogta, sida sagaarada, iyagoo sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaan wixii xilligan ka dambeeya.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa