WARARKA Maamulka Deegaanka Dhoobley oo yeshay kulan logaga hadlayo kor u qaadista Nadaafa Xaafadaha Magaalada. By admin - April 13, 2021 0 253 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Magaalada Dhoobley Siyaad Maxamed Xasan ayaa ugu baaqay bulshada in ay Ku dadaalaan nadaafada goobaha ay Ku noolyiin iyo guud ahaan Magaalada. Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/04/warka-samow-gudoomiyayaasha-xafadaha-maglada-dhobley-oo-ka-hadlay-nadaafada.mp3