Maamulka Deegaanka Dhoobley oo kormer ku tagay Deegaano Hoos yimaada Dhoobley.

0
359

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Deegaanka Dhoobley iyo madax ka socotay hay’adda Qoxootiga Jubbalaand Ee JRA, ayaa waxaa ay kormeer ku gareen Deegaano hoos yimaado Dhoobley waxaa ayana u kuur galeen xaalada ka jirta Deegaandaasi, inta ay kormeerka ku jireen musuuliyiinta waxaa ay halkaasi kula kulmeen dad kasoo barakacay abaaraha dhawaataan ku dhuftay Deeganada Jubbalaand, dadkani oo ay si ba’an abaartu u saamaysay ayaa sheegay in ay gabi ahaanbo gacantooda ka baxeen xoolihii ay ku noolaayeen.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya.