Maamulka Deegaanka Dhoobley oo ka warbixiyay qorshe magaalada loogu samaynayo Ciidanka ilaalada Waddooyinka

0
322

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubada Hoose ayaa Sanadadii u danbeeyey Sameyneysay Hormar balaadhan oo dhanka Gaadiidka ah, iyadoo guud ahaan Waddooyinka magaalada laga dareemayo mashquul dhanka isku socodka gaadidka ah taasina ay ugu wacantahay gawaadhida oo ku soo badanaya Deegaanka.

Wariyaha Radio Sanguuni Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya