Maamulka Deegaanka Dhoobley oo ka qeyb galay Munaasabad ay ku qalin Jabinayeen Ardayd dhameysay Madarasada Alraxma.

0
155

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad Shaahaadooyin lagu gudoosinayay Arday Dhameysay Xifdinta Qur’aanka kariimka ah ayaa loo qabtay qaar kamid ah Ardayda Madarasada Alraxma oo kamid ah Madaarista ku yaalaya Deegaanka Dhoobley ee Gobolka jubbada Hoose.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa warbixintan ku eegaya