Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Deegaanka Dhoobley iyo ururka Haweenka ayaa olole nadafaded ka sameyey suqa caanaha ee Magaalada Dhoobley.Guddoomiyaha deegaanka dhoobley siyaad maxamed xasan oo la hadlay Radio Sanguuni ayaa digniin u diray dadka caadeystey iney Qashinka kusoo shubaan wadooyinka.
Maamulka magalada dhoobley ayaa ku howlan soo celinta bilicda Magaalada iyo ilaalinta nadaafada guud ee Deegaanka.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan inooga diyaarisay