Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka iyo waxgaradka Deegaanka Dalsan ee duleedka Degmada kismayo ayaa sheegay in deegaanka ay ka jirto biyo yari waxayna Dowlad Goboleedka Jubbalaand iyo Ha’yadaha Samafalka ka codsadeen in biyo lala soogadho Deegaankaasi.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa