Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cabdalle Birloole waa Deegaanka dhaca koonfurta galbeed ee Magaalada kismaayo, Deegaankan ayaa waxaa ka jiray baahiyo kala duwan oo laxariira adeegyada aasaasiga ah ee bulshada.
Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ka jawaabeysa baahiyaha kala duwan ee ka jiray Deegaanka ayaa ka sameysay Horumar la taaban karo.
Guddomiyaha dDeegaanka Cabdalle Birloole Muqtaar Maxamed Axmed ayaa kawarbixinaya marxaladihi kala duwnaa ee uu Deegaanku soo maray.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya