Maamulka Deegaanka Bilicsan oo kawarbixiyay baahiyaha ka jira Deegaankaasi.

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Bilicsan oo kamdi ah Deegaanada dhaca Galbeedka Magaalada Kismaayo waxaa ku nool dad isugu jira deegaan iyo dad badan oo barakac ah, kuwaasi oo wajahaya dhibaatoyin badan oo ay ka mid yihiin biyo la’aan, baad la’aan, hoy la’aan iyo waxyaabo kale oo intaa kabdan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa