Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaro iyo qurbo joogta u dhalatay deegaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug ayaa maamulka deegaankasi ku wareejiyay 500 oo geed oo looga tala galay lagu beero deegaanka Bandiiradley.
Beerista dhirtan lagu wareejiyay maamulka deegaanka Bandiiradley ayaa looga gol lee yahay sidii kor loogu qaadi lahaa bilicda deegaanka.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya