Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dalada Nabadeeynta Haweenka Degmada Kismaayo ayaa kamid ah daladaha ka shaqeeyo arimaha Nabdda kuwaa oo ka dhisan magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka Jubbaland.
Daladda Nabadeeynta Haweenka Degmada Kismaayo waxay jireyn in muddo ah waxayna qabteen shaqooyin badan oo ay ugu horeyso u ololeynta Nabadda.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa