Maamulka Ceeldheere oo codsaday in lagala qayb qaato dhismaha saldhigga Booliiska.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka iyo Bulshada Deegaanka Ceeldheere ee Gobolka galgaduud ayaa waxaa ay codsadeen in la gala qayb qaato dhismaha saldhigga Booliiska Deegaanka, kaas oo hadda meel wanaagsan maraya.

Baaqa bulshada iyo Maamulka ayaa waxay ka turjumaysaa dadaalka iyo rabitaanka bulshada ee ku aaddan horumarinta amniga iyo xaaladaha Deegaanka Taas oo ay muhiim tahay in la helo taageero badan oo ku aadan sidii loo dhammeystiri lahaa dhismaha saldhiga Deegaanka.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya