Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Magaalada Beledweyne ayaa shaaciyay in mashaariic horumarineed laga hirgelin doono degmada si looga gaashaanto fatahaadaha imaan kara.
Mashaariicdaas ayaa waxaa kamid ah dhismaha wadooyinka iyo buundooyinka muhiimka ah ee ku yaala Magaalada oo si casri ah loo dhisi doono.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya