Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa soo saartay go`aano cusub oo dhanka Waxbarashada, waxaana soo dhaweeyay qaar ka mid ah maamulayaasha Iskuulada Degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya