Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkaan oo sara loogu qaadayo xirfadaha Maamulada Dugsiyada Waxbarashada dalka islamarkaana socon doono mudo 3 cisho ah sanad kastana ay qabato dalada waxbarashada Fpens ayaa lagu qabtay Magalada Muqdisho waxaana Tababarkan ka qeyb galay Agaasinka waxbarashada ee Gobolka Banaadir mas’uuliyiinta dalada Fpens xubna ka socday Jaamacadaha iyo maamulada dugsiyada tababarka qeybta ka ah.
Ustaad Ibrahiin Nuur Cali oo ah maamulaha machadka tababarka Macalimiinta Banaadir iyo Agaasimaha fulinta dalada Fpens Cabdirisaq Maxamed Sheekh ayaa si wadajir ah ugu hadlay tababarkan.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya