Maamulaha Iskuulka Naafada Baydhabo Oo Dalbaday in loo dhiso dhismaha iskuulka oo burbursan.

0
159

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka Naafada Baydhabo waxaa wax ku barta 480 arday oo isugu jir naafo iyo kuwa danyar ah oo si lacag la’aan ah wax ugu barta , Sanadkii 2019kii ayaa aas-aasay qaar ka mid ah bulshda Baydhabo, Iskuulkan oo ku yaalla duleedka Baydhabo ayaa burbursan dhismihiisa waxaana ardeyda wax ka barata ka kala yimaadaan xaafadaha magaalada Baydhabo.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah faahinaya